Free Web Hosting Provider - Web Hosting - E-commerce - High Speed Internet - Free Web Page
Search the Web

Guriga sawirada yeah Photo 2 My Photos

   starboys oo aad uga barateen soo dhaweeyn fiican mudanyaal iyo marwooyin ... murtiida maanta iyo waayaha aduunka daawasho wacan oo wanaagsan

tupac

saxibada is jecel oo aan kala harin waa kuwa ku xusan magacyadoda hoos

      Aan ugu hor mariyo mahad isman bare}mahad manka
                           c/risaq xaji ali} saaqeey
                           c/rahman xussen} mila
                           c/ladiif farah ali} ladifsom
                           mahamed muuse } john qatatow
       

saaqey

C/risaaq haji cali waa wiil 21jir ah ku dhashay gobolka banadir damgada muqdishu kuna soo bar baaray muqdishu wax barashadiisa waa ilaa iyo dugsi sare

mila

c/raxman xussen waa wiil 22 jir ah kuna dhashay muqadishu dagmada yaqshiid kuna soo barbaaray wax barashadiisana waa ilaa iyo dugsi sare

maanka

mahad isman bare oo ku dhashay gobolka banadir muqdishu dadiisuna eey tahay 29jir kuna soo barbaray gobolka jowhar wax barashadiisa waa ilaa iyo jamacad waa taqtar cilmi nafsiga

Sample Photo 5

john qatatow waxuu ku dhashay muqdishu xafada boon dheere waxoona ku soo bar baray xafadiisa dadiisana waa 25 jir wax barashadiisana waa ilaa iyo dugsi sare

Sample Photo 6

ladifsom waxuu ku dhashay gobolka manadir waxoona ku soo barbaaray wadanka k s a gobolka kida dadiisna waa 19 jir haarka wax barashadiisana waa ilaa iyo dugsi sare

ugu dambeeyntee waa anagoo idiin leh mudanayal iyo marwooyin waad mahadsantihiin
     faah faahin intaas dheer waxaa inagala soo xiriiri kartaan emailkeeyna  oo ah
abdiladhiif@ladiifsom.8m.com waxana idiin leenahay is arag wanagsan